Xaquuqdaada in aad codeyso (Your Right to Vote)
Buug-yarahan waxaa kujira macluumaad ku saabsan xaqa aad u leedahay inaad codkaaga dhiibato marka aad ku sugan tahay isbitaalka, guriga ama xarun kale oo la mid ah, iyo sida aad codka u dhiiban karto.
Qofka waxaa lagu dari karaa liiska codbixiyayaasha gaarka ah haddii ay ku sugan yihiin isbitaal, guri ama xarun kale oo la mid ah, oo aanu si shaqsi ah ugu tegi karin goobta codbixinta sababo la xiriira xanuun ama naafanimo.
Buug-yarahan wuxu dulmar ka bixinayaa xuquuqdaada.
Document